Barashada Motherboad, Processor, Memory iyo Smartphones
Marka aan ka hadleyno qalabka uu ka sameysan yahay Personal Computer-ka(PC) ama Laptop-ka, qaar badan oo ka mid ah hardware-ka computerka ayaa soo
galaya halkan sidoo kale waxa sidan u shaqeeya qalabka yaryar ee ay ka mid yihiin Telefoonada caqliga leh (Smartphones) iyo tablets-ka i.w.m
Barashada Motherboard-ka,Processor-ka iyo Memory-ga
Motherboard-ka,Processor-ka iyo Memory-gu waa tiirarka ugu muhiimsan ee computerka iyo qalabkasta oo la mid ah isaga
Waxa sii qurxinaya ayaa ah qalabka kasta oo casri ah oo maanta aduunka yaala waxa uu baahan yahay sadexdan aan soo sheegnay
Comments
Post a Comment