Qalabka caqliga leh (Smartphones)

Waxaa jira farqi u dhexeeya noocyada kala duwan ee qalabka mobile-da

waxa kale oo jira maskax ku jirta qalabkan caqliga badan ee afka qalaad loogu yeedho "Smartphone"

Tusaale ahaan, telefoonada ay soo saarto shirkadda Apple waxa ku jira maskax loo yaqaano iOS.



taas caksigeed qalabka ay soo saarto shirkada Google waxa uu usticmaalaa maska loo yaqaan Android

Tablets-ka (nooc ka mid ah telefoonada balse ka cabir weyn) iyo kuwa gacanta ee kaleba waxay isticmaalaan program isku mid ah



Dhamaan qalabka caqliga leh waxay ku yimadaan WIFI,Bluetooth iyo aanteeno SIM-Card

Tablets-ku ma wataan aanteeno SIM-Card balse way leeyihiin WIFI iyo Bluetooth

Dhamaaan qalabkan caqliga leh waxay bixiyaan internet,muuqaalo,maqal iyo sawiro tayo leh




Comments