Barashada CPU sockets-ka







Processor-ka waa maskaxda computer kasta.


Waxa jira noocyo kala duwan oo processors ah, waana laasim in processor-ku yahay mid u dhigma computerkaaga

Caadiyan, processor-ku waa qalabka ugu horeeya ee ishaadu ka dhex qaban karto motherboard-ka

CPU sockets are almost as varied as the processors they hold.



Xajiyayaasha processorka waxa loo yaqaanaa CPU sockets waana qaar balaadhan oo leh godad ama biinan


Noocyaga ugu caansan waxa ka mid ah:


1.Pin grid array (PGA): 

Midkan waxa uu leeyahay godad ama duleelo,processor-ka leh biinanka ayaa loogu talo galay

2.Land grid array (LGA):

Halka kan uu leeyahay biinan kuwaas oo ku xirma processorka

Mida ay tahay inaad ogaato waa in labadooduba leeyihin fadhiyo ku ilaaliya inay processor-ka hayaan


Comments